Browsing Category
NEWS
NEWS
Beesha Caalamka oo markale ka codsatay Hoggaamiyaasha Soomaalida inay heshiis gaaraan
Xubnaha beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxda dowladda dhexe iyo maamulada in ay gaaraan heshiis.
War kasoo baxay xubnaha beesha Caalamka ayaa dowladda dhexe looga dalbaday in doorashada ay ku qabato heshiis iyo Wada ogol.…
Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay Isbitaalka Dr Sumait ee ah xarunta 2aad la tacaalida Covid-19
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. Fawziya Abikar Nur, ayaa maanta booqasho ku tagtay Isbitaalka Dr. Sumait ee Jaamacadda SIMAD si ay ugu kuurgasho xaaladda Isbitaalka ee la Tacaalidda Caabuqa…
Hormuud Salaam Foundation oo 400 Haamood oo Oksajiin ah ugu deeqday Dadka uu soo rito Xanuunka…
Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta ugu deeqdey Isbitaalada lagula tacaalo dadka uu soo rito xanuuunka Covid-19 , 400 haamood oo Oksajiin ah.
Deeqdaas ayaa maanta waxaa ay Hormuud Salaam Foundation ku wareejisey Wasaarada Caaafimaadka ee…
Muqdisho: Qiimaha la iibiyo hubka noocyadiisa kala duwan oo sare-u-kac ku yimid
Qiimaha la iibiyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa sare u kac ku yimid shantii bilood ee u dambeysay iyadoo arrintan dhowr arrimood loo sababeeyay, sida khilaafka siyaasadeed ee ka taagan doorashada iyo xaaladi ka jirtay Gobolka Gedo,…
Sacudi Carabiya oo ku xirtey dadka xajinaya sanadkan tallaalka Covid-19
Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan doono Cumrada, laga billaabo bisha Ramadan.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Caddaalad daro ku tilmaamay Dacwad ka joojinta Cabdirashiid Janan
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka hadlay qoraal xalay warbaahinta lagu shaaciyay inay Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Soomaaliya ay xirtay gal dacwadeedkii loo heystay Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan…
Shirkii DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo u baaqday maqnaanshaha Qoorqoor
Shirkii DFS, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo maanta oo Talaado ah lagu waday inuu bilowdo ayaa dib ugu dhacay maqnaanshaha Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo shalay safar ugu ambabaxay magaalada Dhuusamareeb.
Shirka Dowlada Federalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo maanta dib u bilaabanaya
Shirka Madaxda Federaalka ee muddo xileedka ka dhammaaday, Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay uga xaajoonayaan xal ka gaarista khilaafka hortaagan qabsoomidda doorashooyinka dalka ayaa maanta oo Talaado ah waxaa uu dib uga…
Amiirka Urdun Hamzah oo saxiixay warqad cadeyneysa inuu daacad u yahay Boqorka
Amiir Hamzaha Jordan ayaa saxiixay warqad uu ku balan qaaday inuu u hogaansamayo dhaqamada iyo qaababka qoyska boqortooyada ee Hashemite ee xukuma.
Qaxootiga Dhadhaab iyo Kakuma oo soo wajahday walwal ah in qasab looga saaro xeryaha qaxootiga
Argagax, naxdin, diidmo dadnimo - kuwani waa qaar ka mid ah ereyada ay adeegsadeen dadka deggan labada xero-qoxooti ee ugu waaweyn Kenya si ay u sharxaan cabsida iyo niyad-jabka ay ka qabaan wararka sheegaya in dowladda ay isku dayeyso in…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku booqday Isbitaalka Xoogga askar dhaawac ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka Xoogga booqday askarta CXD ee ku soo dhaawacantay furimaha dagaalka iyagoo difaacaya dalka iyo dadka.
Akhriso;Qoraalka ay Xeer Ilaalinta Qaranka ku joojisay dacwadii loo haystay Cabdirashiid Janan
Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka ayaa soo xirtay gal dacwadeedkii loo heystay Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur (C/rashiid Janan) oo loo heystay dambiyo ka dhan ah Bani’aadanimada, kaasoo horay Xeer Ilaalinta ugu soo…
Haweeney qaniinyo ku dishey ninkeeda magaalo ku taal dalka Kenya
Dalka Kenya oo ay ka dhacaan arrimo aad unaxdin leh ayaa sida ay daabaceen wargeysyada dalka Kenya haweeney ayaa ilkaheeda ku dishey seygeeda kadib markii ay murmeen xilli saq dhexe ah.
Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta xafiiskiisa kula kulmay Xuseen Ceydiid
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenkii hore ahna Musharrax Xuseen Maxamed Caydiid.
Madaxweynaha Galmudug Qoor-Qoor oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.
Madaxweyne Qoorqoor iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay…
Xasan Sheekh;”In nala dilo aniga iyo Sheekh Shariif ayaa la qorsheeyay 19kii Febraayo”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la qorsheeyay in la qaarijiyo isaga iyo Madaxweynihii ka horeeyay ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed 19-kii Febraayo ee sanadkan, xilli ay ku sugnaayeen hotel ku dhex yaalla…