Browsing Category
NEWS
NEWS
Maamulka Jubbaland iyo Puntland oo beeniyay inay mas’uul ka yihiin fashilka shirka…
Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa beeniyay in shirkii Afisyooni uga socday Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada dalka ay mas’uul ka ahaayeen fashilka ku yimid.
Dowlada oo war ka soo saartay sababta uu natiijo la’aan ugu dhamaaday shirka Afisyoone
Dowlada Federalka ayaa ku eedeysay maamulada Puntland iyo Jubbaland inay soo hordhigeen shuruudo aan la aqbali karin.
Wasiir Dubbe; ”Madaxda Puntland iyo Jubbaland waa Jid iyoJaho Diid aan doorasho rabin.”
Dowlada Federalka ayaa ku eedeysay Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland inaysan dooneyn doorasho inay ka dhacdo dalka taasoo ah heshiiskii September 2020.
War Deg-deg ah; Shirkii Madaxda Dowlada iyo Dowlad Goboleedyada oo natiijo la’aan ku dhamaaday
Shirkii u dhaxeeyay DFS, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa mar kale la isku mari waayay qodobadii doodda adag ka taagneyd ee ahaa in ajandaha lagu soo daro doorka hey’addaha amniga ee xilliga doorashada, si loo ogaado cida…
Warshadda Nukliyeerka ee Imaaraatka oo la howlgeliyay
Wadanka Imaaratka Carabta ayaa noqday dalkii ugu horreeyay ee Carab ah oo howlgeliyo warshad laga dhaliyo tamarta Nukliyeerka.
Mas'uuliyiin u hadashay dowlada Imaaraatka Carabta ayaa waxa ay sheegeen in warshadda tamarta Nukliyeerka ee…
Heshiis hordhac ah oo lagu gaaray shirka ka socda Teendhada Afisiyoooni
Ilo ku dhow dhow shirka uga socda Teendhada Afisyooni ee u dhexeeya Madaxda Dowlad Federalka, Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in mabdi'iyan la isku raacay in shirka soo socda la ballaariyo.
Ciidamada Dowlada iyo Alshabaab oo ku dagaalamay gobolka Galgaduud
Wararka ka imanaya gobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka ee qeybta 21aad ay la wareegeen deegaano hore leh oo u dhexeeya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Ceelbuur.
Shirkii u dhaxeeyay DFS, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo dib u bilowday
Waxaa goordhow Teendhada Afisyooni ka bilowday shirka aan rasmiga aheyn ee dhaxeeya DFS, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, dhammaan madaxda ayaa goobjoog ah oo shirka ku jira.
Duqa Muqdisho oo sheegay in saameyn dhaqaale uu sababay cudurka Covid-19
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo xalay dadweynaha degmooyinka Xamar Jajab iyo Xamar weyne kala qeyb galay barnaamijka la tashiga dadweynaha ayaa ka dhageystay baahiyadooda iyo…
Wadahadalkii Masar, Suudaan iyo Itoobiya ee biyo xireenka Niil oo fashilmay
Wareegii ugu dambeeyay ee wadahadaladii u dhaxeeyay Masar, Itoobiya iyo Suudaan ee looga hadlayay biyo xireenka Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) ayaa soo dhamaaday iyadoo aan wax horumar ah laga gaarin.
Ra’isul Wasaare Roble oo ku baaqay in feejignaan dheeri ah laga yeesho cudurka Covid-19
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Xarummaha Xiriirka Dadweynaha 449 oo ka shaqeeya isku xirka shacabka, goobaha caafimaadka iyo Guddiga Naf-badbaadi ee ku howlgala xarummaha…
Beesha Caalamka oo markale ka codsatay Hoggaamiyaasha Soomaalida inay heshiis gaaraan
Xubnaha beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxda dowladda dhexe iyo maamulada in ay gaaraan heshiis.
War kasoo baxay xubnaha beesha Caalamka ayaa dowladda dhexe looga dalbaday in doorashada ay ku qabato heshiis iyo Wada ogol.…
Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay Isbitaalka Dr Sumait ee ah xarunta 2aad la tacaalida Covid-19
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr. Fawziya Abikar Nur, ayaa maanta booqasho ku tagtay Isbitaalka Dr. Sumait ee Jaamacadda SIMAD si ay ugu kuurgasho xaaladda Isbitaalka ee la Tacaalidda Caabuqa…
Hormuud Salaam Foundation oo 400 Haamood oo Oksajiin ah ugu deeqday Dadka uu soo rito Xanuunka…
Hormuud Salaam Foundation ayaa maanta ugu deeqdey Isbitaalada lagula tacaalo dadka uu soo rito xanuuunka Covid-19 , 400 haamood oo Oksajiin ah.
Deeqdaas ayaa maanta waxaa ay Hormuud Salaam Foundation ku wareejisey Wasaarada Caaafimaadka ee…
Muqdisho: Qiimaha la iibiyo hubka noocyadiisa kala duwan oo sare-u-kac ku yimid
Qiimaha la iibiyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa sare u kac ku yimid shantii bilood ee u dambeysay iyadoo arrintan dhowr arrimood loo sababeeyay, sida khilaafka siyaasadeed ee ka taagan doorashada iyo xaaladi ka jirtay Gobolka Gedo,…
Sacudi Carabiya oo ku xirtey dadka xajinaya sanadkan tallaalka Covid-19
Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan doono Cumrada, laga billaabo bisha Ramadan.