Browsing Category
NEWS
NEWS
Nin isku gubay afaafka hore ee Maxkamada qaadaysa dacwada DonaldTrump
April 19 (Jowhar.com)-Nin ayaa isku gubay bannaanka hore ee maxkamadda Manhattan ee magaalada New York oo ay ka socoto dacwadda madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump.
Dib u dhac ku yimid Shirka Golaha Wadatashiga Qaran
April 19 (Jowhar.com)-Shirkii golaha Wadatashiga Qaran ee Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay in beri oo Sabti ah ka dhacayo magaalada Muqdisho ayaa u baaqday cilado farsamo aan la shaacin owgeed.
Wasiir Cige oo la kulmay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee Norway
April 19 (Jowhar.com)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka oo uu ka socdo shirka xiliga Gu’ga ee IMF iyo Bangiga Adduunka.
Gabar ay dhashay Ilhaan Cumar oo la xirey lagana joojiyay Waxbarashada Jaamacadeed
April 19(Jowhar.com)-Isra Xirsi, oo ah gabar ay dhashay wakiilka xisbiga Dimuqraadiga ee Minnesota Ilhaan Cumar ayaa ka mid ahayd in ka badan 100 mudaaharaadayaal ah oo lagu xiray xarunta jaamacadda Columbia ee magaalada New York.
Israel oo weerar gantaalo ah ku qaaday Iiraan
April 19 (Jowhar.com)-Israa’iil ayaa weerar gantaal ah waabarigii hore ee Jimacaha maanta ah ka fulisay gudaha Iran, sida ay sheegtay warbaahinta Maraykanka, iyada oo soo xiganaysa saraakiil Maraykan ah oo aan la magacaabin.
Taliyihii Ciidamada Qalabka Sida Kenya oo ku geeriyooday shil diyaaradeed
April 18 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Dalka Kenya William ayaa xaqiijiyay in taliyahii ciidamada qalabka sida Kenya janaraal Francis Ogolla ku dhintay shil diyaaraddeed oo maanta galinkii dambe ka dhacay Gobolka Rift Valley.
Golaha Wasiirada oo ansixiyay saddex heshiis oo lala soo galay Tansaaniya
April 18 (Jowhar.com)-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada gaareen Dowladaha Soomaaliya iyo Tansaaniya.
Kudhowaad 20 qof oo lagu dilay dagaal ka dhacay degmada Bardaale
April 18 (Jowhar.com)-Ugu yaraan dhawr iyo toban qof ayaa ku dhintay dagaal qaraar oo saaka ku dhexmaray tuulo hoos tagta degmada Bardaale ee Gobolka Bay.
Israel oo iska diiday digniinaha uga imanaya reer Galbeedka
April 18 (Jowhar.com)-Kaddib marki uu la kulmay wasiirrada arrimaha dibadda Ingiriiska iyo Jarmalka, ayuu ra’isulwasaaraha Isra’il Benjamin Netanyahu Arbacadi shalay ka shanqariyay, in Israel ay iyadu qaadan doonto go’aannadeeda ku aadan…
Ururka Xisbullah oo madaafiic ku garaacay Waqooyiga Israe’il
April 17 (Jowhar.com)-Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa madaafiic ku garaacay xarun ciidan oo ciidamada Israe'il ku lahaayeen Waqooyiga halkaas oo ay ku dhaawacmeen 18 askari,iyadoo sheegtay inay aargoosi u ahayd duqeymo ay Israa’iil…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo xilalka u kala wareejiyay wasiiro
April 17 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Mudane Maxamed Aadan Macallin (Soomaali) iyo Wasiirkii hore ee…
Dad ku dhintay Dagaallo dib uga dhex curtay Amxaarada iyo Tigrayga
April 17 (Jowhar.com)-Mas’uuliyiinta gobolka Amxaarada ee ku yaal waqooyi-galbeed ee Itoobiya ayaa ku eedeeyey gobolka deriska la ah ee Tigray in uu weerar ku soo qaaday deegaankooda, taas oo ka dhigan in ay sii labo lixaadsatay colaadda…
Erdogan oo farta ku fiiqay cida sababta u ah xiisada Bariga Dhexe
April 17 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa Talaadadii sheegay in Ra’iisal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu iyo madaxda kale ee Israa'iil oo keliya ay masuul ka yihiin xiisadaha ka soo cusboonaaday Bariga…
NISA oo xabsiga dhigtay wariye Xuseen Cabdulle
April 17 (Jowhar.com)-Wararka ka imanya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta xabsiga la dhigay wariye Xuseen Cabdulle Maxamed oo kamid ah wariyayaasha ugu caansan Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir isugu yeeray Madaxda Maamul Goboleedyada
April 16 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iskugu yeeray madaxda maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir kulan soconaya muddo labo cisho ah.
Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha oo xilka la wareegay
April 16 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kula wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Cali Yuusuf…