Deg deg: Musharax u taagnaa xilka madaxtinimo ee Puntland oo geeriyooda

Dec 19 (Jowhar.com)-Musharax Madaxweyne Puntland Suldaan Cabdicasiis Afguduud ayaa goor dhaweyd ku dhintay shilgaari oo ku galay wadada xiriirsa Boosaso iyo Qardho.

Marxuumka ayaa ku sii jeeday Magaalada Qardho halkaas oo kasii wadi lahaa Ololahiisa Doorashada ka dib markii uu dhawaan shaaciyay in uu yahay Musharax Madaxweyne Puntland.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More