Golaha Wasiirada Jubbaland oo isku shaandheyn lagu sameeyay

Sep 25 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golaha Wasiirada iyadoo Sidoo kale Madaxweynahu uu Magacaabay xubno cusub oo kamid noqonaya golaha Wasiirada Jubaland.

Wareegtada uu soo saaray madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa xilka looga qaaday qaar kamid ah wasiirradii hore ee maamulkiisa, waxaana la magacaabay wasiirro cusub oo xukuumadda Jubbaland kamid noqonaya.

Halkan hoose ka aqriso wareegtada isku shaandheynta golaha wasiirada Jubaland;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More