Guddiga Doorashada Galmudug oo shaaciyay Jadwalka Doorashada 5 kursi

Guddiga doorashada Galmudug ayaa ku dhawaaqay habraaca loo marayo ee qabashada doorashada shan kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Dhuusamareeb.

Shanta kursi ee guddiga uu shaaciyay ayaa jadwalka doorashadiisa waxa ay ku beegan tahay 3da bisha Febraayo 2022.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay ka mid tahay magaalooyinka ay ka dhacayso doorashooyinka golaha shacabka.

Hop 139 C/xakiin Macalin Axmed Maalin
Hop 055 Sakariye Xasan Sh.Cali
Hop 051 Xasan Macalin Maxamuud Sh.Cali
Hop 049 Mustaf Sh.Cali Dhuxulow
Hop 012 Yuusuf Xeyle Jimcaale

Halkan ka aqriso habraaca doorashada shantan kursi;

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More