Guddiga Doorashada Koofurgalbeed oo shaaciyay kuraasta ugu horeysa ee  Golaha Shacabka ah ee la dooranayo

Guddiga Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Kkoonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay 11-ka kursi ee ugu horreysa doorashada Golaha Shacabka oo maalmaha soo socda la dooran doono.

 

11 Kursi ee Guddiga doorashada Koofur Galbeed uu shaaciyay ayaa saddex ka mid waxaa ku fadhiyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ee xilligan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo labadii Guddoomiye ee ka horeeysay Maxamed Cismaan Jawaari iyo Sheekh Aadan Madoobe.

#HOP193 Waxaa hore uga geeriyoodey Xil Maxamuud Maxamed Boonow
#HOP041 Idiris Cabdi Dhakhtar
#HOP042 Hani Maxamed Aadan
#HOP171 Iiman C/llaahi Cali
#HOP154 Sareedo Maxamed C/llaahi
#HOP180 Dahir Cabdi C/llaahi
#HOP171 Fowziyo Maxamed Sheekh
#HOP182 Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan
#HOP103 Maxamed Cusmaan Jawaari
#HOP213 Yacquub Cali Axmed
#HOP189 Sheekh Aadan Madoobe

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More