Guddiga Doorashooyinka oo baabi’iyay natiijada doorashada HOP154 iyo HOP103

War saxaafadeedka uu soo saaray guddiga doorashooyinka FEIT ee go’aanka ku celinta kuraasta doorashada ee aan marin habraaca doorashada sida kuraasta HOP154 iyo HOP103.

Sidoo kale guddiga waxaa uu caddeeyay muranka ka taagan kursi lagu doortay Galmudug ee go’aankooda laga sugayo Guddiga xalinta khilaafaadka

Guddiga doorashada FEIT ayaa awood u leh aqbalida natiijada doorashada kuraasta iyo Xildhibaanka la soo doorto inuu siiyo kaarka aqoonsiga ee rasmiga ah.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More