Guddiga Doorashooyinka oo been abuur ku tilmaamay qoraal lagu hakiyay doorashoyinka

Guddiga doorashooyinka heer federal ayaa boggooda rasmiga ah soo dhigey qoraal la faafiyay oo cabasho loogaga muujinayay qaabkii loola dhaqmay qaar kamid ah guddiga xallinta khilaafaadka.

Sidoo kale Guddiga doorashada Jubbaland ee SEIT ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warqadan laguna been abuurtay guddigooda.

Hase yeeshee warar ayaa sheegaya in warqadan uu qoray Guddoomiye Cirro, xubnaha kale ee SEIT oo warqadan lagu qoray ayaa la sheegay in aysan ka war heyn.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More