Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo safiirka Shiinaha oo wada hadal gaar ah ku yeeshay Muqdisho

May 29 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dowladda China u qaabilsan Soomaaliya Mudan Fei Shengchao.

Danjiraha oo guddoomiyaha soo gaarsiiyay salaan iyo dhambaal hambalyo ah oo ku aadan dib u doorashadiisa ayay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada Dal iyo kor u qaadita doorka wada shaqayn ee Baarlamaanada labada Dal.

Waxaa kale oo aan ka wada hadlnay xoojinta xiriirka labada Dal iyo kor u qaadista kaalinta wada shaqayn ee Baarlamaanada labada Dal.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More