Hay’adda Horn of Afrika oo ka hadashay khilaafka u dhexeeya Maamulka gobolka Banaadir iyo Wasaarada Waxbarashada

Machadka cilmi baarista Horn of Afrika ayaa ka hadashay khilaafka arrimaha waxbarashada ee u dhexeeya Maamulka gobolka Banaadir iyo Wasaarada Waxbarashada.

Qoraal ay soo saartay Hay’adan ayaa waxa ay cinwaan uga dhigtey in “Is xagxagashada Wasaarada Waxbarashada iyo Maamulka Gobolka Banaadir waa aafo lid ku ah gaarista dowladnimo waarta”.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ay soo saartay Hay’ada Horn of Afrika.

 

 

 

 

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More