Hirshabelle oo shaacisay Doorashada saddex kursi oo lagu qabanayo Jowhar

April 06 (Jowhar.com)- Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay doorashada saddex kursi oo deegaan doorashadooda tahay magaalada Jowhar.

Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah #HOP106 #HOP024 iyo #HOP140 oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Jowhar.

HOP#106 Waxaa hore ugu fadhiday Mina Xasan Maxamed
HOP#024 Waxaa hore ugu fadhiyay C/qaadir Carabow Ibraahim iyo
HOP#140 waxaa ku fadhiyay kursigan C/qaadir Cosoble Cali.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More