Hirshabelle oo shaacisay Magacyada Lix Musharax oo ku tartamaysa kursiga HOP#106

April 16 (Jowhar.com) – Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadadii Murashaxnimo waxa uu gudoonsiiyay lix murashax oo mid ka mid ah ay tahay dumar oo ku tartamaya kursiga tirsigiisu yahay HOP#106 ee deegaan doorashadiisuna tahay magaalada Jowhar.

Doorashada oo la qorsheeyay inay dhacayso maanta ayaa waxa uu kursigan ka mid noqonayaa kuwa ugu xiisaha badan ee lagu tartamo doorashada Hirshabelle.

Musharaxiinta ku tartamaysa kursigan ayaa waxa ay kala yihiin;-

1 Osman Mohamed Mohamud ( Xaadoole)
2 Shadoor Haji Mohamud
3 Fowziya Sheikh Ali Mohamud
4 Bashiir Mohamed Yusuf
5 Yusuf Abdi Abdulle
6 iyo Yaxye Abuukar Aden.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More