Maamulka gobolka Mudug ee Puntland oo amray shaqaalaha ajaaniibta ah inay is diiwaangeliyaan

Maamulka Gobolka Mudug qeybta Puntland ayaa amar uu soo saaray waxa uu uga dalbaday shaqaalaha ajaaniibta ah inay is diiwaangeliyaan inta ka dhiman bishan December.

Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur
Amarkan ayaa waxa uu si gaar ah u saameynayaa shaqaalaha ajaaniibta ah ee ka howlgala Xarumaha Ganacsiga, Caafimaadka, Waxbarashada iyo shirkadaha dhismaha.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka uu soo saaray guddoomiye Cabdiladiif;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More