Home News

News

Ra’iisul Wasaare Rooble oo caawa kulamo ka wada Baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Baydhabo kula shiray Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaalya, isagoo kala hadlay arrimo la xiriira...

Musharaxiinta Madaxweynaha oo ka dalbaday Puntland iyo Jubbaland inay bedelaan xubnihii Guddiga doorashada

Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii labaad shir uga socda Muqdisho ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen baaritaan ay sameeyeen ay ku...

Ciidamada Ethiopia oo taangiyo ku weeraraya magaalada Mekelle

Wararka ka imanaya dalka Ethiopia ayaa sheegaya in Milatariga Ethiopia ay qorsheynayaan in ay taangiyo ku weeraraan magaalada Mekelle ee xarunta gobolka Tigray. Milatariga ayaa...

Guddoomiye Siidii oo markale la wareegay maamulka gobolka Sh/hoose

Guddoomiyihii Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ee dhawaan uu xilka ka qaaday madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si rasmi...

Al-Qaaciddada Waqooyiga Afrika waxay magacowday hoggaamiye cusub oo beddela Droukdel

Al-Qaacidada Maqribul Islaam (AQIM) ayaa dooratay hoggaamiye cusub oo beddelaya Cabdelmalek Droukdel, oo ay dileen ciidammada Faransiiska bishii Juun, kooxda dabagalka ee SITE ayaa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koofur Galbeed. Safarka Ra'iisul Wasaaraha...

Shirka Musharaxiinta Madaxweynaha oo maalintii labaad galay iyo doodda arrinta Guddiyada…

Waxaa maalintii labad galay shirka Wadatashiga ee Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo shirka uu weli yahay mid albaabada u xiran oo saxaafadda kaliya loo...

Digniin laga soo saaray duufaan ku soo wajahan dhulka xeebaha

Dowladda Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay duufaan ku soo wajahan deegaanada dhaca Xeebaha, kaasoo ka imaanaya dhanka Badweynta Hindiya. War saxaafadeed ka soo baxay...

Maxaa ka soo baxay kulankii xalay ee Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Qoorqoor

Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa kulan saacado badan socday oo illaa xalay xilli dambe la isla gaaray waxay la qaateen Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, kulanka waxaa...

Qalbi Dhagax “Dambi kasta ee dhacay mas’uuliyadda koowaad waxaa iska leh Farmaajo”

C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) ayaa boggaadiyay tallaabada uu qaaday Ra'iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ee raalli gelintii uu ka bixiyay dhibkii ka...

C/kariin Guuleed oo kulamo gaar gaar la yeeshay Mursal iyo Cabdi Xaashi

Musharax Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Guddoomiyeyaasha Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka. Kulamadan ayaa ahaa kuwo...

Itoobiya oo diiday dhexdhexaadin siina wada baacsiga Tigreeda

Dowladda Itoobiya ayaa diiday isku day Afrikaan ah oo ay ku dooneysay inay ku dhexdhexaadiso Sabtidii, iyadoo sheegtay in ciidamadeedu ay qabsadeen magaalo kale...

Most Read