Qaramada Midoobe oo digniin culus kasoo saartay halista colaada dalka congo
Feb 20(Jowhar)Saraakiisha ugu sareysa Qaramada Midoobay ee Afrika ayaa ka digay in weerarka fallaagada ay Rwanda taageerto ee bariga Congo, uu khatar ku yahay nabadda guud ahaan gobolka.
Trump: Russia Holds the Advantage in Ukraine Peace Negotiations
US President Donald Trump has remarked that the Russians "hold the cards" in discussions aimed at concluding the conflict in Ukraine."I believe the Russians are eager to see the war come to an end ... However, they have a strong position as…
Trump ayaa sidoo kale ku eedeeyay Zelenskyy inuu qaatay lacagta Mareykanka
Feb 19 (Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sii xumeeyay khilaafka kala dhaxeeya Volodymyr Zelenskyy, isagoo ku tilmaamay madaxweynaha Ukraine inuu yahay "kaligii taliye bilaa doorasho ah".
NISA oo ku raad joogto horjoogaha Shabaab u qaabilsan baadda Shacabka Gobolka Banaadir
Feb 19(Jowhar)Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa ku raad-joogta Horjooge C/llaahi Wadaad oo Argagixisada AS u qaabilsan waxa ay ugu yeeraan zakawaatka Gobolka Banaadir, horayna xilal kala duwan soo qabtay, caanna ka ah…
Ireland to Contribute €105 Million to the World Food Programme
Ireland has pledged to allocate €105 million in funding to the World Food Programme (WFP) from now until 2027.This marks the largest financial contribution the country has ever made to the WFP.
Sweden’s Supreme Court Dismisses Greta Thunberg’s Climate Action Lawsuit
The Supreme Court of Sweden has determined that Greta Thunberg and several other activists are not permitted to continue with a lawsuit aimed at compelling the state to enhance its response to climate change.
Lafta-gareen oo safiirka Sweden wadahadal kula yeeshay magaalada Nairobi
Feb 19(Jowhar)Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Sweden ufadhiya Soomaaliya Joachim Waern.
Trump Attributes War to Ukraine, Yet Remains ‘Confident’ About Reaching a Deal
US President Donald Trump seems to have effectively placed blame on Ukraine's president for Russia's invasion, expressing increased optimism about a potential deal to resolve the conflict following US-Russia discussions.
Kooxda Xamaas oo maanta sii deyneysa 10 Isra’iliiyiin ah oo ay ku jiraan kuwo dhintay
Feb 19(Jowhar)Xamaas iyo Israa'iil ayaa Talaadadi ku dhawaaqay in ay gaareen heshiis lagu sii deeynayo 10 ka mid ah Isra’iiliyiinta lagu hayo Gaza, kuwaas oo afar ka mid ahi ay dhinteen, balse meydkooda la siin doono Isra’il.
Meet the Negotiators: US and Russia’s Representatives in Riyadh
Delegations from both the United States and Russia are convening in Riyadh this morning for discussions focused on resolving the conflict in Ukraine.