EU and US Agree to Accelerate Trade Talks Following Recent Call
The European Commission announced that President Ursula Von der Leyen and US President Donald Trump have agreed to expedite trade negotiations and maintain close communication following a phone call last night.
Dabaldagi Liverpool oo isu badalay naxtin iyo kala carar
May 27 (Jowhar)-Nin 53 jir ah ayaa xabsiga la dhigay ka dib dhacdo uu gaari ku jiiray dad lugeynayay intii ay socotay bandhigga guusha Liverpool ee Premier League ee bartamaha magaalada, taasoo keentay dhaawacyo dhowr ah.
Starmer Describes ‘Shocking’ Incident in Liverpool Involving Pedestrians Struck by Car
A 53-year-old man has been taken into custody following an incident where a vehicle struck pedestrians during Liverpool's English Premier League victory parade in the city center, resulting in several injuries.
Ukraine Faces Major Drone Assault as Trump Labels Putin ‘Unstable’
According to Kyiv, Russia unleashed its largest drone assault on Ukraine overnight, occurring just hours after US President Donald Trump labeled Russian President Vladimir Putin as "crazy" and cautioned that new sanctions awaited Russia if…
Rooble, Saacid iyo Mursal oo Muqdisho soo gaaray, kuna biiray shirar mucaaradka
May 26 (Jowhar) Ra’iisul Wasaarayaashi hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Cabdi Faarax Shirdoon oo wehliyo Guddoomiyihii hore Golaha Shacabka Maxamed Mursal ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya oo mucaaradka u diiday iney ku shiraan hoteelka Jazeera ee magaalada Muqdisho
May 26 (Jowhar)Xubno mucaaradka kamid ah ayaa ku warramay in laamaha amniga ee dowladda ay amar dul dhigeen maamulka hoteelka Jazeera ee ku nawaaxiga garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Miqdisho.
Spain Welcomes European and Arab Nations to Urge Action on Gaza Issue
The foreign minister of Spain stated that the international community should consider sanctioning Israel to end the conflict in Gaza, ahead of a Madrid meeting with European and Arab nations aimed at calling for a ceasefire in its military…
Agaasimaha NISA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo tagay furimaha hore ee degmada Aadan-yabaal
May 26 (Jowhar) Agaasimaha Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa maanta booqday Ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan furimaha dagaalka ee aagga degmada Aadan-yabaal.
Soomaaliya oo Masar kala hadashay kor u qaadista tayada ciidamadadeeda
May 26 (Jowhar) Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Wasiirka Difaaca ee Jamhuuriyadda Masar, Sarreeye Gaas Cabdilmajiid Saqar.
Ukraine Reports 15 Injured in Major Russian Strike on Capital
In one of the largest coordinated aerial assaults on Kyiv during the three-year conflict, Russia unleashed a barrage of drones and ballistic missiles overnight, resulting in damage to multiple apartment buildings and leaving 15 individuals…