Trump Enacts Travel Ban for 12 Nations
The President of the United States, Donald Trump, has enacted a new travel ban affecting 12 countries, including Afghanistan, Iran, and Yemen, bringing back one of the most contentious policies from his first term.
Mr. Trump stated that…
Madaxweyne Trump oo dalkiisa ka mamnuucay iney galaan 12 dal oo Soomaaliya ay ku jirto
Jun 05(Jowhar) Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump ayaa saxiixay amar cusub oo mamnuucaya muwaadiniinta 12 waddan in ay soo galaan Mareykanka, isagoo ku sababeeyay talaabadaasi in ay tahay mid lagu difaacayo amniga qaranka iyo in laga…
Madaxweyne Putin oo hanjabaad culus u diray madaxweynaha Ukraine
Jun 05(Jowhar) Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in ay la gudboon tahay in uu ka jawaabo weerarkii weynaa ee ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine ay ku qaadday saldhigyada ciidammada cirka ee Ruushka.
Workers Hold Nationwide Moment of Reflection for Gaza
Workers throughout Ireland engaged in a moment of reflection in response to the ongoing violence in Gaza.
The Irish Congress of Trade Unions (ICTU) called for a moment of respectful contemplation at lunchtime, as a simple gesture of…
Australian Mushroom Murder Suspect Shares Story of Fatal Lunch
An Australian woman accused of murdering three of her estranged husband's elderly relatives with poisonous mushrooms has provided her version of the tragic lunch in a case that has captivated the public.
Erin Patterson, 50, faces charges…
Trump”Putin waxa uu ka jawaabi doonaa weerarkii Dronska ee Ukraine”
Jun 05(Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka digey in Vladimir Putin uu jawaab adag ka bixinayo weerarkii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ukraine ku qaadeen saldhigyada ciidamada cirka ee Ruushka.
Over a Million Pilgrims Embark on Hajj Amid Scorching Heat
Over a million pilgrims have engaged in Islam's most significant rite under the intense sun, as the hajj commenced with Saudi authorities striving to prevent last year's tragic instances of over 1,000 deaths due to extreme heat.
With…
Wasiir Fiqi;”Amniga Caasimada waxaa laga ilaalin karaa labada Shabelle”
Jun 04(Jowhar)-Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlayay munaasabad ay xilka kula wareegayeen guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Muungaab iyo Guddoomiyihii hore Amiir ayaa ka hadlay sidii loo adkeyn lahaa…
Canada Deems US Metal Tariff Hike Unjustified
Canada's Prime Minister Mark Carney has condemned US President Donald Trump's decision to double tariffs on steel and aluminum to 50%, escalating trade tensions between the two neighboring nations.
Turkiga oo ugu deeqay Soomaaliya diyaaradaha dagaalka ee T129 Atak
Jun 04(Jowhar)Dowladda Turkiga ayaa xoojisay taageerada ay siiso Soomaaliya ee dagaalka ay kula jirto kooxda Al-Shabaab todobaadkan, kadib markii saddex diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah ee T129 Atak la gaarsiiyay dalka Soomaaliya.