Ra’iisul wasaare Xamze oo xilkii ka qaaday wasiirkii hayay galka shidaal baarista
Dec 21 ( Jowhar)Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre ayaa isku shaandheyn kooban iyo xil ka qaadis sameeyay, iyadoo Wasiirkii Batroolka C/risaaq Cumar oo ka mid ahaa gacanta midig ee Madaxweyne Xasan Sheekh ahna ninkii haayay galka Shidaal…
Suspect in German Christmas Market Assault Held in Custody
A German court has ordered the pre-trial detention of a Saudi national, who was apprehended on suspicion of perpetrating a fatal attack at a Christmas market in Magdeburg last Friday.
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal culus oo ka dhacay gobolka Mudug
Dec 21 ( Jowhar) Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhintay tiro kalena waa ku dhaawacantay dagaal beeleed ka qarxay degmada Xarfo ee gobolka Mudug.
“Shattered Lives: The Nightmare of the German Christmas Market Attack”
Stunned survivors recalled the harrowing moment when a vehicle attack transformed a lively Christmas market in eastern Germany into a horrific scene of tragedy and chaos.
Vigils Erupt Across Germany in Memory of Five Lives Lost in Market Attack
Vigils and memorials have taken place in the German city of Magdeburg and beyond following a car-ramming incident at a Christmas market that resulted in the deaths of five individuals, including a nine-year-old child.
Nin u dhashay sacuudiga oo gaari ku dilay 5 qof dalka jarmalka
Dec 21 (Jowhar)-Mas’uuliyiinta ayaa baaritaan ku sameeyay dhaqtar u dhashay Sacuudiga oo horey u lahaa hadallo Islaam naceyb ah oo looga shakisan yahay in uu ahaa darawalkii weerar baabuur oo lagu qaaday suuqa Christmas-ka ee magaalada…
Soomaaliya oo la wareegtay xilka Guddoomiyaha Wasiirrada Gaashaandhigga ee EASF
Dec 21 ( Jowhar)Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Rwanda kala wareegtay Hoggaanka Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika (EASF) oo ah urur goboleed uu waajibaadkiisu yahay kor u qaadista nabadda iyo ammaanka gobolka Bariga Afrika,…
Medici Secret Passageway in Florence Reopens Following Renovation
A concealed passageway constructed 500 years ago to facilitate the Medici family's unhindered travel through Florence is set to reopen to the public following a €10 million restoration.
Sydney’s New Year’s Fireworks at Risk of Cancellation
Sydney's New Year's Eve fireworks, recognized as one of the most magnificent celebrations for welcoming the new year, may be canceled due to industrial actions taken by train workers, according to police reports.
Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay xuska maalinta ciidanka booliska Soomaaliyeed
Dec 21 ( Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay, Xuska sannad guurada 81-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa hamblyo u diray Sarreeyaasha,…