Faransiska oo dowladda soomoaliya ka cafisay lacag dhan 145.6 milyan oo doollar
Dec 02 ( Jowhar)Munaasibad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta safaaradda Faransiiska ee maagaalada Nairobi ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixay heshiiska lagu soo gunaanadayay lacagaha deymaha ah ee lagu lahaa Dowladda Soomaaliya Safiirka…