Golaha wasiiradda oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan la dagaallanka argagixisadda
Nov 07 (Jowhar)- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan Qiimeynta Qaranka ee la-dagaallanka argagixisadda iyo lacag dhaqista…