Gaari Xamuul ah oo dad ku jiiray meel Baska laga raaco
Okt 27 (Jowhar)-Darawal gaari xamuul ah ayaa gaarigiisa ku jiiray dad isugu soo baxay goob basaska laga raaco oo ku taal bartamaha Israel, taasoo sababtay dhaawaca ugu yaraan 29 qof, sida ay sheegeen dhakhaatiirta iyo booliska.
Scores Injured in Truck Ramming Incident in Israel
A truck driver crashed his vehicle into a crowd gathered at a bus stop in central Israel, resulting in injuries to at least 29 individuals, according to medics and police reports.
Madaxweyne Biden ayaa rajeynaya in duqeynta Israel ay ka geysatay Iran ay soo afjarto xiisadda
Okt 27 (Jowhar)-Iran ayaa hoos u dhigtay duqeymaha cirka ah ee ay Israa'iil habeen dhaweyd ku qaaday bartilmaameedkeeda militari, iyadoo sheegtay in khasaaruhu uu aad u yaraa. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku baaqay in la soo…
Golaha Wadatashiga Qaran oo shir ay ka maqan yihiin Axmed Madoobe & Deni uga socdo Muqdisho
Oct 27 (Jowhar)-Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta mar kale shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo qeybgaleen madaxda Dowladda Federaalka iyo Madaxda saddexda Dowlad Goboleed ee Koofur Galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo…
Xubno Al-Shabaab ah oo isku soo dhiibay ciidamadda ku sugan gobolka Baay
Oct 27 (Jowhar)-Xubno ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan deegaanka goof gaduud buurey ee Gobolka Bay.
Reports Indicate at Least 30 Casualties in Israeli Airstrikes on Gaza
Israeli forces have retreated from a hospital complex in northern Gaza just a day after their incursion, while the Palestinian news agency WAFA reported that at least 30 individuals lost their lives due to Israeli airstrikes on multiple…
Georgia’s Ruling Party Takes Lead with Partial Election Results
Oct 27-The ruling party of Georgia is poised to surpass the pro-Western opposition in a high-profile legislative election, as indicated by partial results that reflect a new obstacle for the Caucasus nation's aspirations to join the…
Kooxda RSF oo 124 qof ku dishay dalka Sudan
Okt 27 (Jowhar)-Ilo wareedyo ku sugan Sudan iyo kooxaha dhaq-dhaqaaqayaasha madaniga ayaa xaqiijiyay, in Xoogaga Gurmadka Degdega Sudan ee loo soo gaabsho RSF ay Jimcihi dileen ilaa 124 qof oo u badan rayid.
President Biden Hopes Israeli Strike on Iran Signals an End to Escalation
Oct 27-Iran downplayed the overnight airstrike by Israel on its military targets, asserting that the damage was minimal. US President Joe Biden urged for an end to the escalating tensions, which have heightened concerns of a full-scale…
The Stakes in Georgia’s Election
Georgians head to the polls today for a parliamentary election that is considered the most significant since the nation regained its independence from the Soviet Union in 1991.