Warbaahinta Muqdisho oo hakisay wada-shaqeyntii booliska iyo Macalin Mahdi oo soo fara geliyay
Aug 15(Jowhar)-Suxufiyiinta ka howlgala warbaahinta madaxa banaan ee magaalada Muqdisho ayaa hakiyay baahinta wararka Booliska, iyagoo arrintaasi sabab uga dhigay cabasho ay ka qabaan taliska guud ee ciidanka booliska Soomaaliyeee.
Qaramada Midoobe oo ka digtay cudurka Cudurka Busbus-ka oo si xowli ah ku faafaya
Aug 15(Jowhar)-Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo quseysa caafimaadka guud caalamka, kaddib ay shaacisay in cudurka Busbuska uu ka dillaacay dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.
Dadaalo loogu gurmanayo ganacsato ku hanti beeshay dab ka kacay suuqa Jowhar oo bilowday
Aug 14 (Jowhar)–Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir guddoomiyay kulan loogaga hadlay sidii wax loogu qaban lahaa ganacsatadii iyo dadkii ku hantibeelay dab qabsaday suuqa ugu weyn ee…
Somalia and Egypt signed a defense cooperation agreement
Aug 14 (Jowhar) - The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, today held an important meeting with the President of Egypt, Mr. Abdul Fattah Al-Sisi.
Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo difaaca ah
Aug 14(Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Siisi.
Deni oo gudoomiyay kulan ku saabsan amniga magaalada Gaalkacyo
Aug 14(Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Puntland ee gobolka Mudug.
Qaar kamid ah dadka ku nool xaafadaha Beledweyn oo sameystay ciidamo gaar ah
Aug 14 (Jowhar.com)-Dadka ku nool qaar kamid ah xaafadaha magaalada Beledweyn ayaa sameystay ciidamo Madani ah oo habeen kasta roondo ka sameeyay xaafadaha, si ay uga hortagaan burcadda falalka dhaca iyo dilka ah ka geysta xaafadahaasi.
Ilhan Cumar oo ku guuleysaty doorashadii adkeyd ee ka dhacday Minnesota
Aug 14 (Jowhar.com)-Ilhan Cumar oo ah mudane ka tirsan Koongareeska Mareykanka, ayaa marki afraad ku guuleysatay murashaxnimada kursiga ay ku matasho degmada shanaad ee gobolka Minnesota ee xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Qaahira
Aug 13 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar.
Wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Turkiga oo natiijo la’aan kusoo dhamaaday
Aug 13 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya dalka Turkiga ayaa sheegaya in Wada hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya lagu kala kacay ka dib markii laysla fahmi waayey qodobadii laysku hayey.