More than 50 MPs who missed Netanyahu’s speech to the US Congress
Jul 25 (Jowhar.com) - Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu, who gave a speech to the US Congress on Wednesday, strongly defended his government's war in Gaza, vowing to continue the war against it. Hamas, while he has won a final…
Madaxweyne Xasan oo qaabilay gudoomiyaha baarlamaanka EAC
Jul 25 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika, Mudane Joseph Ntakirutimana iyo wafdi uu hoggaaminayey…
Maxaa kasoo baxay shirkii maanta ee golaha wasiirada Soomaaliya?
Jul 25 (Jowhar.com)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey Xisaab Xirka Hey’adaha Dowladda ee sanad Maaliyadeedka 2023, kaas oo si faah-faahsan u…
Inkabadan 50 xildhibaan oo ka baaqday khudbada Netanyahu ee Koongareeska Mareykanka
Jul 25 (Jowhar.com)-Ra’isulwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu oo Arbacadi shalay khudbad u jeediyay Koongareeska Mareykanka, ayaa si adag u difaacay dagaalka ay dowalddiisa ka wado Gaza, isaga oo wacad ku maray inuu sii wadi doono…
The Diaspora Conference concluded in Doxa
Jul 24 (Jowhar.com)-Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Amb. Ahmed Macalin Fiqi, concluded the meeting of the Somali diaspora in Doxa.
Shirweynihii Qurba Joogta oo lagu soo gabagabeeyay Doxa
Jul 24 ( Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Amb. Axmed Macalin Fiqi, ayaa soo gabagabeeyay shirkii qurba-joogta Soomaaliyeed ee ka socday magaalada Doxa.
Booliska Muqdisho oo xabsiga dhigay nin isu ekeysiiyay Dumarka
Jul 24 (Jowhar.com)-Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir ayaa soo xiray eedeysane Axmed Suudi Macoow Deeyow 30 jir ah, kaas oo ku eedeysan in uu ku kacay falal liddi ku ah dhaqan Suuban ee Soomaaliyeed sidookalana dooriyay jirkiisa.
Turning the Tide: Senior Al-Shabaab Militant Surrenders in Somalia
Jul 24 (Jowhar.com) –In a significant development in the fight against terrorism in Somalia, a senior Al-Shabaab militant, Abdi Mohamed Araye, has surrendered to security forces in Bulo Mareer town, Lower Shabelle region.
President of Jubaland Visits Dervish Forces Following Historic Victory
Jul 24 (Jowhar.com) - The President of the Government of Jubaland, Mr. Ahmed Mohamed Islam, today paid a historic and encouraging visit to the Dervish forces of Jubaland, especially the Birjeh Brigade based in the Bulohaji area, where on…
Chairman of East African Community Parliament Praises Somali People’s Assembly
July 24 (Jowhar.com) - The chairman of the East African Community Parliament, Mr. Joseph Ntakirutimana, spoke at the Somali People's Assembly and thanked the chairman and the member of the House of Representatives, while also praising the…