Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho iyo Deni oo ka maqan
Oct 02 (Jowhar)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoominaya Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada dalka oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka…
Xasan Sheekh iyo Lafta-gareen oo kulan albaabada u xiran yahay uga socdo Muqdisho
Oct 02 (Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Cabdi casiis Xasan Naxamed Lafta-gareen oo barqadii maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan gaar ah xarunta madaxtooyada kula leh madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Taliyaha cusub ee ciidanka booliska Jen. Asad Diyaano oo maanta xilka la wareegay
Oct 02 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybb galay munaasabad ay xilia kula kala wareejiyeen Taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliyeed, Sarreeyo Guuto Asad Cismaan…
Iiraan oo hanjabaad horleh u dirtay Isra’il
Oct 02 (Jowhar)-Madaxweynaha Iiraan Massoud Pezeshkian, ayaa difaacay weerarka Iiraan ee xalay, waxaana uu uga digay Israa’iil fariin uu ku soo qoray barta X.
Madaxweyne Deni oo Boosaaso ka bilaabaya abaabulka duulaan ka dhan ah Shabaab iyo Daacish
Oct 01 (Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku wajahan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, oo ay horay ugu sugnaayeen guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee barlamaanka iyo xubno katirsan golayaasha kala…
Iran Declares Israel Attack Concluded Amid Concerns of Escalating Conflict
Iran has announced that its missile assault on Israel has concluded unless provoked further, while both Israel and the US vowed to respond to Tehran's escalation as concerns about a broader conflict heightened.
Biden: US Shows Full Support for Israel Following Iranian Attack
US President Joe Biden has stated that the United States is "fully supportive" of Israel following Iran's ballistic missile assaults, deeming Iran's attack as "defeated and ineffective."
Military Flyover Commemorates Carter’s 100th Birthday
Jimmy Carter is marking his 100th birthday, making him the first US president to reach this remarkable milestone.
Iran oo weerar gantaallo ku qaaday caawa Israel
Oct 01 (Jowhar)-Iran ayaa weerar gantaallo ku qaaday Israel caawa Israel, taasoo jawaab u ah dilka hoggaamiyihii Xisbullah ee Xasan Nasrallah iyo kuwo kale, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay ilaalada kacaanka Islaamiga ah.
130 Lives Lost in Hurricane Helene as Biden Addresses Federal Response Efforts
The toll from a catastrophic storm that struck the southeastern United States has risen to at least 130, igniting a fervent discussion in an already contentious election season, with the White House vehemently denying allegations of a slow…