Soomaaliya oo ku biirtay Urur Gobaleedka Shaqaalaha Bulshada Bariga Afrika
Nov 24 (Jowhar.com)-Soomaaliya waxaa si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka Shaqaalaha Bulshada Bariga Afrika,kadib codeyn loo qaaday.Dowladda Soomaaliyaha ayaa dadaal xoogan ku bixisay sidii ay qeyb uga noqon la heyd EAC!--more-->…