Maxkamadda gobolka Banaadir oo bilowday dhageysiga eedo musuq ee loo heysto 15 mas’uul
Nov 16 (Jowhar.com)-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa goordhow bilowday Dacwadda Musuq-maasuqa ee loo haysto masuuliyiin 15 ah, kuwaasoo loo heysto eedo musuq maasuq iyo ku takri fal awoodeed.Xubnaha maxkamadeyntooda maanta ay socoto waxaa!--more-->…