Kooxda Shabaab oo weerar culus ku qaaday deegaanka Masaajid Cali Guduud
Mar 26(Jowhar)Warar dheeraad ah ayaa laga helaa khasaaraha ka dhahay dagaal xooggan oo ciidanadda dowladda iyo kooxda Al-shabaab saaka ku dhexmaray deegaanka Masaajid Cali Guduud ee gobolka Sh.dhexe.
Danish PM: US Applying ‘Unacceptable Pressure’ on Greenland
Denmark's Prime Minister Mette Frederiksen has stated that the United States is applying "unacceptable pressure" on Greenland, ahead of an uninvited visit by a prominent US delegation to the semi-autonomous Danish territory this week.
Trump’s Team Works to Manage Aftermath of Signal Chat Leak
The Trump administration has attempted to manage the backlash following a magazine journalist's revelation that he was unintentionally included in a confidential discussion regarding highly sensitive war plans, leading to calls from…
Baritaano La Codsaday Kadib Markii la Shaaciyay Qorshayaasha Dagaalka Maraykanka
Mar 25(Jowhar)-Madaxa Xisbiga Dimuqraadiga ee Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa dalbaday "baaritaan dhab ah" ka dib markii Aqalka Cad uu xaqiijiyay in weriye uu ka mid ahaa koox wada sheekeysi ah oo xoghayaha difaaca Mareykanka Pete Hegseth…
Investigation Requested Following Disclosure of US War Plans to Journalist
The head of the Democratic Party in the US Senate has demanded a "thorough investigation" following the White House's confirmation that a journalist was part of a group chat where US Defence Secretary Pete Hegseth and other high-ranking…
Ruushka iyo Ukraine oo ku heshiiyey in la joojiyo weerarrada Badda Madow
Mar 25 (Jowhar)-Maraykanka ayaa sheegay in Ruushka iyo Ukraine ayaa ku heshiiyeen in la joojiyo weerarrada militari ee lagu hayo maraakiibta ku sugan badda madow, lana joojiyo weerarada ka dhanka ah kaabayaasha tamarta, kadib wadahadal uu…
Grandparents Arrested in Investigation of French Toddler’s Death
The grandparents of a French toddler, whose partial remains were discovered nine months after his disappearance in 2023, have been taken into custody on suspicion of murder.
Australian Government Aims to Captivate Voters with Unexpected Tax Cuts
Today, the Australian government has introduced new tax cuts and additional cost-of-living measures as part of a strategic effort to regain the support of dissatisfied voters, which will result in a budget deficit.
Xukunka Askari u gacan qaaday Walaashiis soo korisay ka dibna dilay Taliye koox
Mar 25 (Jowhar)-Xuseen Xasan Maxamuud Macda oo ka tirsan Ururka 214-aad Guutada 21-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka Dhulka XDS ayaa lagu soo eedeeyay dilka Marxuum S/le Shaafici Maxamed Xaanshi Cali oo ahaa Taliye Koox.
Madaxweyne Xasan oo dib ugu laabtay furimaha dagaalka Sh.dhexe
Mar 25 (Jowhar)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu laabtay furimaha dagaalka ee gobolka Sh.dhexe, iyadoo diyaarad gaar ah ay ka qaaday garoonka Aadan Cadde.