Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magalada laascanood ka dhagax dhigay mashaariic waaweyn
Apr 13 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Maamulka SSC—Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Siddeed…