Wararkii u danbeeyay xaalada saaka ee degmada Oog oo Somaliland iyo SSC ku dagaalameen
Nov 23 (Jowhar.com)-Waxaa maanta deggan xaaladda aagaggii ay shalay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khatumo.Dagaalka oo dhacay subixi hore ee shalay ayay labada dhinacba sheeganayeen guulo, wuxuuna ka dhacay degmada Oog!--more-->…