Agaasime Mustaf Dhuxulow oo furay tababar ku saabsan Dhaqan-gelinta Shuruucda HSJ
May 09 ( Jowhar) Agaasimaha Guud ee Hayβadda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan fahamka iyo dhaqan-gelinta shuruucda Hayβadda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ).
Wasiir Roobow oo ka hadlay Suurta galnimada in Shabaab dalka ay qabsadaan
Mar 09(Jowhar)Wasiir Mukhtaar Roobow ayaa si kulul uga hadlay hadal heynta baryahan soo badatay ee ku aadan in kooxda Al-shabaab ay qabsan karto magaalada Muqdisho.
Hormuud Salaama Foundation oo Deeq Lacageed gaarsiisay Haween Danyar ah
Mar 09(Jowhar)Hay'adda Hormuud Salaama Foundation ayaa maanta deeq Lacageed ku wareejisay haweenka danyarta ah ee ku nool gobolka Banaadir.
Jubaland oo xukun ku riday askar hub ka iibin jirtay koxoda Al-shabaab
Mar 09(Jowhar)Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa Maanta Xukun kasoo saartay kiiska eedaysanayaasha kala ah: Maxamed Aadan Sahal iyo Muuse Maxamed Nuur oo kamid ahaa Ciidamada Jubbaland kuna eedeysan la…
Inkabadan 1000 qof oo lagu dilay Suuriya laba cisho gudeheed
Mar 09(Jowhar)Kooxaha xuquuqda aadanaha ee kor kala socda xaaladda Suuriya ayaa Sabtidi sheegay, in ugu yaraan 1,000 qof lagu dilay isku dhacyo labadi maalin ee lasoo dhaafay ka dhacayay qeybo ka mid ah dalka Suuriya.
Duqeyn lagu diley sarkaal ka tirsan Alshabaab oo ka dhacday Ceel-Bacad
Mar 08(Jowhar)-Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay inay duqeyn ku dishey saraakiil ka tirsan kooxda Alshabaab kadib duqeyn ka dhacday deegaan ka tirsan gobolka Sh/dhexe.
Shir looga hadlayay amniga caasimadda oo lagu qabtay xarunta Gobolka Benaadir
Mar 08 (Jowhar)-Ku-simaha Raβiisul Wasaaraha ahna Raβiisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa shir-guddoomiyey kulan ku saabsan amniga caasimadda oo ka dhacay xarunta Gobolka…
180 Muhaajiriin ah oo doomo ay ku safrayeen ku qalibantay Yemen oo geeri looga cabsi qabo
Mar 08(Jowhar)In ka badan 180 muhaajiriin ah ayaa la la'yahay waxaana loo maleynayaa inay geeriyoodeen kadib markii labo doon oo ay ku safrayeen ay Khamiistii ku qalibmeen xeebaha Yemen, sida uu sheegay Ururka Caalamiga ah ee Socdaalka ee…
Hormuud Salaama Foundation oo deeq Gargaar ah gaarsiisay Dad danyar ah
Mar 08(Jowhar)-Hayβadda Hormuud Salaama Foundation ayaa deeq gargaar ah waxaa ay ku wareejisay Hayβadda Soheda oo gacanta ku haysa dad danyar ah.
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka qeyb qaadanayaa dagaalka Shabaab looga saarayo Hirshabelle oo kasoo…
Mar 08 (Jowhar)-Ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ayaa soo gaaray meel u dhow xuduudka Itoobiya iyo Soomaaliya ee Feerfeer, sida ay ku warantay Warbaahinta Amhara News.