Podcast Insights Prompt Additional Investigations in the Jón Jónsson Case
The family of the missing Icelandic man Jón Jónsson has stated that the gardaí have conducted additional searches regarding the poker player's disappearance.
US and China Agree to Cut Reciprocal Trade Tariffs
The United States and China have announced a temporary agreement to reduce reciprocal tariffs, as the two largest economies aim to resolve a trade conflict that has unsettled global markets and the economic outlook
Trump Oo ku farxaay Hal ‘Hadiyad’ oo ah Diyaarada nooca Raaxada
May 13 (Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa difaacay qorshihiisa uu hadiyad ahaan ugu aqbali doono diyaarad cusub oo Air Force One ah, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya inuu Qatar ka heli doono diyaarad Boeing oo…
Xamaas oo sii deysay Askari haysta dhalashada Isra’iil iyo Maraykan
May 12(Jowhar)-Xamaas ayaa sii daysay Edan Alexander oo haysta dhalashada Isra’il iyo Maraykanka iyada oo doonaysa in la soo nooleeyo wadaxaajoodka lana soo afjaro go’odoominta ay Israail ku hayso Marinka Qaza.
Dab qabsaday qeybta Daawada ee Suuqa Bakaaraha magaalada Muqdisho
May 12(Jowhar)-Dab ayaa waxaa uu caawa qabsaday dhisme ku yaal suuqa weyn ee Bakaaraha Magaalada Muqdisho kaasoo lagu guuleystey in la damiyo oo uusan ku fidin qeybaha kale ee suuqa.
India and Pakistan Exchange Allegations of Ceasefire Violations
India and Pakistan exchanged accusations of ceasefire violations shortly after US President Donald Trump declared that the nuclear-armed neighbors had de-escalated tensions.
Trump Celebrates Air Force One ‘Gift’ Following Reports of Qatari Luxury Jet
US President Donald Trump has defended his plans to accept a new Air Force One as a gift, following reports that he will receive a luxury Boeing jet from Qatar despite strict regulations on gifts for US presidents
Axmed Madoobe “Madaxweyne Fadlan adiga is dhageyso intaas kugu filan,”
May 12(Jowhar)Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe oo warbaahinta maanta Kismaayo kula hadlay ayaa taabtay arrimo dhowr ah sida; amniga, khilaafka doorashada iyo shirkii u dnabeeyay ee Wadatashiga Qaran.
Hamas Set to Release U.S.-Israeli Hostage to Facilitate Gaza Truce Negotiations
The Israeli-American hostage Edan Alexander, held in Gaza, will be released by Hamas as part of ongoing efforts to achieve a ceasefire and facilitate humanitarian aid into the besieged area, a senior Hamas official informed Reuters.
Ra’iisul wasaare Xamze oo Safiirka Qatar kala hadlay kaalintooda sugida amniga dalka
May 12(Jowhar)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka…