Guddiga Baarista cabashada kuraasta banaadiriga oo la magacaabay
Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddiga baarista cabashada kuraasta banaadiriga kuwaasoo ka kooban toddobo xubnood.Guddigan ayaa la magacabaay kadib markii uu kulan wadatashi ah la yeeshay ra'iisul wasaare Rooble,!--more-->…