Ra’iisul Wasaare Rooble oo qadka taleefanka kula hadlay Muuse Biixi

April 03 (Jowhar.com) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muse Bihi Abdi ayaa la wadaagay sida uu uga xanuunsaday musiibadii ka dhacday Hargeysa isagoo u muujiyay sida uu u garab taaganyahay.

Wadahadalka Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa ka dambeysay kadib markii uu Raiisul wasaare Rooble uu amray in si deg deg ah loo fasaxo lacag dhan $ 11,700,000 ( Kow iyo Toban Milyan iyo Toddobo Boqol oo Kun oo Doollar) oo ku jirta xisaabta DFS, taas oo ah deeq caalami ah oo loogu talogalay mashaariicda horumarinta Somaliland,

  1. .

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More