Muusikiistihii weynaa Jiim Sheekh Muumin oo geeriyooday

Muusikeystihii weynaa Allaha u naxarisitee Muxidiin Sheekh muumin oo loo yiqiin “Jiim Sheekh Muumin” oo dhawaanahaan ku xanuunsanayay Muqdisho.

Jiim Sheekh Muumin ayaa waxa uu sameeyay isla markaana muusiga ku laray heeso badan oo ay ku luqeeyaan fanaaniin caan ah.

Allaha u naxarisitee Jiim Sheekh Muumin waxa uu ku dhashay magaalada Buuloburte ee gobolka Hiiraan 1945kii waxana uu fanka bilaabay isagoo aad u da’ yar.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More