Afar kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo lagu dooranayo berri magaalada Muqdisho

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay in ay maalinta berri ah oo Sabti ah kuna beegan 18/12/2021 la qabanayo doorashada afar kursi.

Kuraasta la qorsheeyay in lagu doorto maalinta berri ah magaalada Muqdisho ayaa kala ah HOP#262 HOP#229 HOP#254 iyo HOP#255.

Waxaa lagu wargaliyay musharaxiinta u tartamayaa ku raastan inay diyaar garooban.

Hase yeeshee qabashada afartan kursi ayaa ku soo beegmeysa xilli golaha midowga musharaxiinta ay dalbadeen in la joojiyo doorashada lana qabto shirweyne.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More