Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweynaha Turkiga

Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Jimco ah magaalada Istanbul kula kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan.

Farmaajo iyo Madaxweynaha Turkiga ay ka wadahadleen xoojinta xiriirja labada dal iyo sida looga qeybqaadan karo horumarka baenaamijyada wax ku oolka ah ee loogu adeegayo labada shacab.

Madaxweynaha iyo wafdiga kale ee la socda waxay ka qeybgalayaan Shir Madaxeedka 3-aad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika.

 

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More