Agaasimaha dalxiiska gobolka Banaadir oo ka qeyb galay xuska maalinta dalxiiska Adduunka.
Sept. 27 (Jowhar.com)-Xili maanta ay tahay maalinta Dalxiiska adduunka ee 27-ka September, Agaasimaha Waaxda Dalxiiska Gobolka Banaadir Faysal Cabdulaahi Maxamuud iyo dhalinyaro badan oo ka socday 17ka degmo iyo saddexda deegaan ee gobolka…