Haweeney dooneysay inay sumeyso Donald Trump oo 22 sano oo xabsi ah lagu xukumay
Aug. 17 (Jowhar.com)-Maxkamad ku taal dalka Maraykanka ayaa Haweeney u dhalatay dalka Canada ku xukuntay 22 sano, kadib markii lagu helay dambi ah inay u dirtay warqado ay ku jirto sun Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump sanadkii…