Taliyaha cidamada lugta dalka Uganda General Kainerugaba oo soo gaaray Muqdisho
Taliyaha Ciidamada lugta Uganda Lt. General Muhoozi Kainerugaba iyo Saraakiil ciidan uu hoggaaminayay oo soo gaaray Muqdisho ayaa maanta si kala gaar gaar ah ula kulmay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.