Madaxweyne Deni oo xilka ka qaaday Madaxa hay’ada Wadooyinka Puntland
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xilkii loogaga qaaday guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka dowlad goboleedka Puntland, Cabdulqaadir Cali Xirsi.