Yuusuf Dabageed iyo Mowliid Mataan oo gaaray magaalada Jowhar
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeellea Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Daba-geed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.
Garoonka diyaaradaha Jowhar ayaa waxaa Madaxweyne ku-xigeenka iyo…