Midowga Musharaxiinta Koofurgalbeed oo cambaareeyay weerar ka dhacay Baydhabo
Dec. 23 (Jowhar.com)- Qoraal ay soo saareen Midowga musharaxiinta xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa si kulul waxaa loogu cambaareeyay weerar saaka lagu qaaday guri uu Baydhabo ku leeyahay musharax Madaxweyne Maxamed Aadan…