HIrshabelle oo shaacisay qabashada doorashada 4 kursi oo deegaan doorashadoodu tahay Beledweyne
Mar 12 (Jowhar.com)-Gudiga doorashada Hirshabeelle SEIT aya shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne.