Guddiga Doorashada Jubbaland oo shaaciyay qabashada doorashada 16kursi
Mar 16(Jowhar.com) - Guddiga doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay 16 kursi oo ahaa kuraasta taal magaalada Garbahaarey, waxaana guddiga u sheegay in muddo labo todobaad gudahood lagu qabanayo.