Browsing Category
NEWS
NEWS
Dowlada Soomaaliya oo taageertay xariga Amiirka Urdun
Dowladda Soomaaliya ayaa taageero u muujisay boqor Cabdallaha Urdun kadib tallaabada lagu xiray walaalkii Amiir Xamza bin Xuseen oo lagu eedeeyay in uu qalalaase iyo qas ka abuuri rabay halkaas.
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay Kiisas cusub oo Covid-19
Muqdisho.(Jowhar.com):- Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee xogta COVID-19 ku sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka COVID-19 laga baaray 1176 ruux.
Warbixinta maalinlaha ah…
Saraakiisha xoogga dalka ee Awdhiigle oo soo bandhigay meydadka 75 ah
Saraakiisha Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Awdhiigle ee gobolka Shabelaha hoose ka tirsan ayaa soo bandhigay meydadka 75 kamid ah maleeshiyaadka Al Shabaab.
Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaano duleedka ka ah Dhuusamareeb
Warar kasoo baxay war baahinta dowladda ayaa waxa lagu sheegay in Ciidamada Dowlada Federaalka ay si rasmi ah ula wareegey gacan ku heynta Deegaanada koonfureed ee Magaalada Dhuusamareeb.
Wasiirka Ganacisga oo la kulmay Safiirka Turkey u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha XFS Xil. Khaliif Cabdi Cumar & Danjiraha dawladda aan walaalaha nahay ee Turkey u jooga Soomaaliya Amb Mahmet Yilmaz ayaa manta kulan shaqo ku yeeshay xarunta Safaaradda ee Muqdisho.
Weerar is qarxin ah oo goordhow ka dhacay Muqdisho iyo faah faahin ka soo baxaya
Qof xirnaa jaakadaha qarxa ayaa goordhow isku qarxiyay goob maqaaxi ah oo ku taal degmada Shingaani ee magaalada Muqdisho.
Maraykanka oo cunaqabatayntii ka qaaday Dacwad Oogaha ICC Bensouda
Mareykanka ayaa ka qaaday cunaqabateyntii saarneyd dacwad oogaha sare ee Maxkamadda Caalamiga ah (ICC) Fatou Bensouda.
Akhriso: Wareegtada Saldhigga Booliska Garoonka Diyaaradaha lagu hoos geeyay Taliye Saadaq Joon
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyay wareegtada Saldhigga Booliska Garoonka diyaaradaha lagu hoos geeyay Taliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir.
Taliye Odowaa “Meydadka Al-Shabaab ayaa yaalla Bariire iyo Awdheegle”
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in jab xooggan ay gaarsiiyeen dagaalamayaashii Al-Shabaab ee soo weeraray Awdheegle iyo Bariire, halkaasoo waabarigii hore ee saaka uu ka dhacay qaraxyo iyo dagaal culus.
Shirka Madaxda dowlada,dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo furmay
Shir u dhaxeeya dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ka jira iyo gobolka Banaadir ayaa goor dhow ka furmay teendhada Afisiyoone.
Wararkii u dambeeyay shirka Afisyooni iyo Madaxda illaa hadda tagay.
Waxaa saaka lagu wadaa in xarunta Teendhada Afisyooni uu ka furmo shir aan rasmi aheyn oo ay yeelanayaan Madaxda dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, waxaana shirkan uu hordhac u yahay shirka weyn ee soo socda.
Bandow habeenkii ah oo lagu soo rogay Kismaayo
Maamulka Jubbaland ayaa Bandow habeenkii ah ku soo rogay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, kaddib markii ay korortay saameynta ay ku yeelatay cudurka Coronavirus.
Al-Shabaab oo weeraro qaraxyo ku bilowday ku qaaday saldhigyo ciidan ku yaalla Sh/Hoose
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in weeraro ku bilowday qaraxyo ay saaka aroortii Al-Shabaab ku qaadeen Saldhigyo ciidan yaalla deegaanka Bariire iyo Awdheegle.
Weerar askari lagu diley oo ka dhacay afaafka hore Aqalka Baarlamaanka Maraykanka
Weerar ka dhacay agagaarka Aqalka Baarlamaanka Maraykanka ee US Capital ayaa uu ku dhintay hal askari, halka uu midkalena ku dhaawacmay.
Hey’adda Socdaalka oo shaacisay xilliga dib loo bilaabayo adeegga bixinta baasaboorada
Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in dib loo bilaabi doono adeegga bixinta baasaboorada oo muddo hakad la geliyay, sababo la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus.
Maraykanka oo muddo hal sano ku kordhiyay cunaqabataynta dhaqaalaha Soomaaliya
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa kordhiyay muddo sanad ah cunaqabateyn lagu xayiray Dhaqaalaha Soomaaliya, iyadoo labadii Madaxweyne ee ka horreeyay Barack Obama iyo Donald Trump ay hore tallaabadan oo kale ku dhaqaaqeen.