Browsing Category
NEWS
NEWS
Amnesty;”Maamulka Puntland waa in uu joojiyo xarigga iyo tacaddiyada ka dhanka ah…
Ha'yadda caalamiga ah ee arrimaha xuquuqul insaanka ee Amnesty ayaa sheegtay in maamulka Puntland uu weerar ku hayo weriyeyaasha isla markaana handdadaad iyo tacaddiyo u geystay qaar kamid ah weriyeyaasha ka howlgala deegaanadaas.
Faahfaahin ka soo baxaysa qarax maanta ka dhacay Muqdisho
Hal ruux ayaa ku geeriyooday labo kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu qarax qabsaday gaari ay wateen shaqaalaha wacyigalinta cudurka COVID19 ee dawladda hoose ee magaalada Muqdisho.
EU secures 4 million more Pfizer, BioNTech doses to target Covid-19 hotspots
European Commission President Ursula von der Leyen announced on Wednesday that the bloc had reached an agreement with…
Protesters occupy Paris theaters to protest Covid-19 suspensions
French protesters had occupied three of the country's four national theaters on Wednesday to demand an end to the…
Midowga Musharaxiinta oo walaac ka muujiyay xaalada amni iyo caafimaad darro ee dalka
Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa war kasoo saaray xaaladda amni ee dalka, Cudurka halista ah ee COVID-19 ee kusii faafay gudaha dalka iyo Shirka madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee dhacaya.
Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Federalka oo geeriyooday
Allaha u naxariistee xildhibaan Eng. Maxamed Maxamuud Boonow oo katirsanaa Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed.
China Introduces World’s First Virus Pass Program
China introduced the first "virus passes" on Tuesday in an effort to increase international travel because the United…
Queen Elizabeth oo sheegtay inay ka naxday eedihii Amiir Harry iyo Meghan
Boqortooyada UK ayaa Talaadadi shalay sheegtay, in eedaha la xiriira midab-takoorka ee ay horraanti todobaadkaan amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan sheegeen in lagula kacay, ay yihiin kuwo laga walaaco, isla markaana boqortooyada ay arrintan…
Guddiga ka socday Soomaaliya ee Dhagaysiga Dacwada Badda oo gaaray Hague
Guddiga gaar ah oo u qaabilsan dhageysiga dacwadda dalka Soomaaliya uuna hoggaaminayo Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa gaaray magaalada Hague oo ay ku taal xarunta Maxkamada Caddaalada Adduunka ee…
Russia restricts Twitter to not remove banned content
Russia's state communications watchdog said on Wednesday that it was limiting the use of Twitter by slowing down and…
Madaxweynaha Puntland oo ku soo jeeda Muqdisho
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta ku soo wajahan magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka soo hormari doonaan wafdi hordhac ah oo ay ku jiraan Ilaaladiisa.
Myanmar’s security forces surround striking railway workers against military coups
Myanmar's security forces surrounded the workers' union of striking railway workers who opposed the military junta on Wednesday, when expelled lawmakers…
Paris Hospital is approaching capacity as serious Covid-19 cases increase
The number of people in intensive care in France who have COVID-19 is at the highest level since the end of November,…
Hospitals overwhelmed when Brazil reaches new daily death record for Covid-19
Brazil broke its record for new daily deaths in Covid-19 on Tuesday with nearly 2,000 deaths, as the pandemic…
The governor of the US state of Arkansas adopts laws banning almost all abortions
The US state of Arkansas on Tuesday passed a law banning abortion even in cases of rape or incest, in a move…
Dowlada Federalka oo sheegtay inay baaritaan ku sameyneyso weerarkii madaafiicda ee Xalane
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarkii hoobiyayaasha lagu bartilmaameedsaday xarunta shaqaalaha gargaarka bani'aadamnimo Xalane ee Muqdisho.