Dowlada oo ka hadashay sare u kac ku yimid qiimaha shidaalka

Mar 6 (Jowhar.com) – Wasaaradda Macdanta iyo badroolka ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay sara u kaca qiimaha shidaalka dalka.
War saxaafadeedka ayay Wasaarada Macdanta iyo Batroolka ku sheegtay inay si dhow ula socoto qiime kororka shidaalka taasoo ka dhalatay dagaalada ka socda dalka Ukraine.

Suuqyada shidaalka lagu iibiyo gaar ahaan caasimada dalka ayaa waxaa laba jibaarmay qiimaha shidaalka.

Halkan hoose ka aqriso war saxaafadeedka ka soo baxay wasaarada macdanta iyo batroolka.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More