Ergeyga Q.Midoobe oo gaartay Garowe, lana kulantay Deni iyo Karaash

Jun. 10 (Jowhar.com)-Ergayga cusub Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Catriona Laing ayaa maanta oo Sabti ah booqasho ku tagtay magaalada Garowe ee caasimqdda Puntland, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Haweeneydan ayaa sida wararku sheegauaan wadahadal la yeelatay madaxwayne Siciid C/llaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash.

Wadaxaajoodka ayaa diirada lagu saarey doorashooyinka, arrimaha bini’aadantinimada, dowlad dhiska iyo taageerada UN-ka.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More