Gen Mahad Cabdiraxmaan oo wareejiyay xilka taliyaha Ciidanka Asluubta

April 15 (Jowhar.com) – Taliyahii Ciidanka Asluubta General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa xilka ku wareejiyay taliye ku xigeenkiisa Gen. Cabdikariin Cali Afrax kadib markii uu shalay qaatay shahaadada xildhibaanimo.

Qoraal ka soo baxay taliska Ciidanka Asluubta ayaa lagu amray ciidamada asluubta in ay la shaqeeyaan talye ku xigeen Cabdikariim, si uu u guto waajibaadka loo xilsaaray.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More